MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD TAARIIKHI AH KA JEEDIYAY JANAASADA AUN JENERAL FARXAAN MAXAMUUD AADAN

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka FS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre, Madaxweyanha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo masuuliyiin kale ayaa Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka kaga qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariisto Taliyehii Qaybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir, Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan oo ku shahiiday dagaalka ka dhanka argagixisada.

DAAWO KHUDBADDA MADAXWEYNAHA

Related Posts

Leave a Reply