Mudane Vladamir Putin, Madaxweynaha Ruushka,
Mudane Cabdulfataax Al Sisi, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar,
Madaxweyneyaasha iyo Madaxda Xukuumadaha
Mudanayaal iyo Marwooyin,
Waxaa sharaf weyn ii ah inaan dhammaantiin khudbad idiinka jeediyo kulankan taariikhiga ah ee u dhexeeya Dowladaha Afrika iyo Ruushka ee looga gol leeyahay wadahadalka iyo iskaashiga, kana dhacaya magaaladan bilicda san ee Sochi. Intaanan hadalka toos u
Akhri
Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoonka Golaha Shacabka umadda Soomaaliyeed
Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi
Guddoomiyaha Aqalka Sare
Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey Guddoomiye ku xigeen koowaad ee Golaha Shacabka
Mudane Mahad Cabdalla Cawad
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka
Ra’iisul Wasaaraha iyo Golaha Wasiirrada
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare
Xildhibaannada sharafta leh ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare
Taliyeyaasha iyo Saraakiisha Ciidamada Qalabka
Akhri
Mudane Madaxweyne, Madaxda sharafta leh, Wufuudda, Mudanayaal iyo Marwooyin,
Waxa sharaf weyn ii ah inaan hadal ka jeediyo Fadhiga 74aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay. Waxaan si dhab ah u aaminsanahay in Shirweynahani uu qayb laxaadle ka qaato in la helo dadaallo dhinacyo badan oo ku aaddan ciribtirka saboolnimada, waxbarasho tayo leh, xal-u-helista cimilada, iyo in la
Akhri
Mudanayaal iyo Marwooyin,
Waxa sharaf ii ah inaan galabta idin la joogo shirweynaha sannadlaha ah ee Concordia. Waxaa sidoo kale sharaf ii ah inaan guddoomo Abaalmarinta Hoggaamineed ee Concordia, sannadkan 2019.
Waxaan si gaar ah Hoggaanka Concordia uga mahadcelinayaa inay aqoonsadeen dadaalka joogtada ah ee ay madaxda Geeska Afrika ugu jiraan sidii gobolka nabad loogu soo dabbaali
Akhri

