HADAL -JEEDIN: MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KHUDBAD TAARIIKHI AH KA JEEDIYAY DUGSIGA TABABBARKA CIIDAMADA EE TURKISOM

Muqdisho, Luuliyo 31, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda 5-aad ee Layli Saraakiil Xigeen ee ka baxa Dugsiga Tababbarka Ciidamada Soomaaliyeed ee TurkSom.

Madaxweynaha oo uga mahadceliyey dowladda Turkiga hirgelinta dugsigan oo la dhisay sanadkii 2015-kii ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay dib u dhiska, qalabaynta iyo tayeynta Ciidanka Xoogga Dalka, si loo helo ciidan Soomaaliyeed oo si buuxda ula wareega sugidda amniga dalka.

Haddaba hoos ka daawo muuqaalka khudbadda madaxweynaha.

Leave a Reply