
Marka laga yimaaddo SOOMAALI HESHIIS AH, waxaa kaloo hiraalkeenna siyaasadeed jiheeye u ah mabda’a ku qotoma inaan DUNIDANA HESHIIS LA NAHAY. Himilooyinka dowladnimada ee ay tiigsanayaan shacabka Soomaaliyeed ma rumoobi karaan haddii aanaan dunidana heshiis la aheyn.
Dunida oo aan heshiis la nahay waxaa saldhig u noqon doona qodobbada soo socda:

