DAAWO KHUDBADDA MADAXWEYNAHA EE MASAAJIDKA SHUHADDADA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka, ayaa dul istaagay guulaha laga gaaray halganka dib u xoreynta dalka iyo ciribtirka Khawaarijta, xaalada magaalada Baydhabo iyo la-dagaallanka musuqmaasuqa.

Haddaba daawo khudbadda madaxweynaha:-

Related Posts

Leave a Reply