Madaxtooyada
Xafiiska Madaxweynaha
Madaxweynaha
Agaasimaha Guud
Soomaaliya
Dastuurka
Warbaahin
Bayaannada
Sawirro
Muuqaalo
Khudbadaha
Xariirka
By
Hassan Yare
26
Jun
Madaxweyne Farmaajo oo Maamuus Qaran u sameeyey Geesiyaashii naftooda u huray Xornimada, Qarannimada iyo Midnimada Dalkeenna
June 26, 2020
Hassan Yare
Uncategorized
Muqdisho, 26 Juun, 2020: Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgankii gobonnimo doonka Soomaaliyeed iyo geesiyaashii naftooda u huray xornimada, qarannimada iyo midnimada dalkeenna ayaa ubax dhigay Taallada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho. Boqollaal shacab ah oo ay ka muuqato farxadda Xuska 60-Guurada Xornimada iyo Midnimada ayaa Madaxweynaha kula dabbaal degay Taallada...
Read More
26
Jun
Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qeyb galay Munaasabadda Xuska 26-ka Juun
June 26, 2020
Hassan Yare
Bayannada
,
Warbaahin
Muqdisho, Juun 26, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay xuska sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda Gobollada Waqooyi ee dalka ayaa u hambalyeeyay dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa si qoto-dheer u soo bandhigay muhiimadda maalinta 26-ka Juun oo xusuus weyn u...
Read More
25
Jun
Madaxweyne Farmaajo oo u diray Shacabka Baaq Ku aaddan Todobaadka Xorriyadda Iyo Midnimada
June 25, 2020
Hassan Yare
Uncategorized
Muqdisho, Juun 25, 2020; Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay qiimaha xuska Todobaadka Xorriyadda iyo Midnimada dalkeenna ayaa ku booriyey dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay doorkooda ka qaatan dabbaal degyada 60-Guurada ka soo wareegtay. “Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, dalka gudihiisa iyo dibaddiisa, Koonfur iyo Waqooyi, ciroole...
Read More
1
…
11
12
13
Text Widget
Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec sed odio dui. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.
Recent Works
Recent Comments
Tag Cloud
Arrimaha Abaaraha
Baarlamaanka
baya
bayaannada
Bayanadda
Bayannada
Ciidanka xoogga dalka
Farmaajo
Galmudug
Golaha Shacabka
Khudbado
Main Page
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Rooble
safarka jabbuuti
Safarka Masar
Safarka Tanzania
Soomaaliya
TurkiSom
Warbaahin
Wasaaraha
Recent Comments