Muqdisho, 1 Luuliyo, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khudbad ku aaddan 1-da luuliyo u jeediyey Shacabka Soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey sida ay u weyneeyeen, uguna dabbaal-degeen 61-guurada ka soo wareegtay Xornimada Gobollada dalka iyo Midowga labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ee gumeystuhu uu kala qeybiyey. Madaxweynaha ayaa dul...Read More
Muqdisho, May 10, 2021; Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta ee Madaxtooyada Qaranka Soomaaliyeed ayaa lacago loogu talagalay in lagu ciid-siiyo caruurta Agoonta ah ee ay ka tageen Suxufiyiintii ku geeriyooday Muqdisho laga soo billaabo sanadkii 2007-dii u qeybiyay ku dhawaad 30 qoys. Madaxa xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Mudane Cabdirisaaq Jaamac Cilmi Black, oo guddi matalayay Warbaahinta...Read More
Muqdisho, May 7, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay qaar ka mid ah dhakhaatiirta iyo adeegayaasha caafimaad ee la tacaalaya xakamaynta cudurka COVID-19 ayaa ku bogaadiyey dadaalladooda naf hurka ah ee ay ku bixinayaan ilaalinta badqabka caafimaad ee shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa soo bandhigay dadaallada...Read More
Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec sed odio dui. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.
Recent Comments