Day

August 26, 2023
Dhuusamareeb, Agoosto 26, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay, Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada dalka. Madaxda heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa shirkan kaga arrinasanaya xaaladda amniga dalka, dhameystirka howlgalada dib u xoreynta, xasilinta deegaanada laga saaray Khawaarijta iyo gaarsiinta adeegyada aasaasiga...
Read More
24-08-2023: Muqdisho Somalia:- Kaddib markii uu arkay khibraddiisa iyo waaya aragnimadiisa dhinacyada maamulka qorsheynta iyo dowlad dhiska, madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay mudane Cabdixakim Maxamed Yusuf agaasimaha guud ee madaxtooyada qaranka. Mudane Yusuf ayaa leh ku dhawaad labaatan sano oo khibrad shaqo ah, isaga oo horey uga soo shaqeeyay...
Read More

Text Widget

Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec sed odio dui. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.

Recent Works

Recent Comments