Dhuusamareeb: 16 Ogoosto, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah kula qaatay magaalada Dhuusamareeb Danjiraha Midowga Yurub Marwo Tinna Intelman oo uu dhammaday muddo xileedkileeda diblomaasiyadeed ay ku joogay dalkeenna. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku bogaadiyey Midowga Yurub taageerada iyo garab istaagga ay siiyaan dalkeenna, isagoo Safiirka uga mahadceliyey wada...Read More
Text Widget
Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec sed odio dui. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.
Recent Comments