Day

August 10, 2023
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayaan Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Gudoomiyaha Bankiga dhexe Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi ayaa xariga ka jaray xarunta Bangiga dhexe ee Soomaaliya uu ku yeelanayo Galmudug, taasi oo bixindoonta dhammaan adeegyada uu qabto Bangiga dhexe ee dalka. 
Read More
Dhuusamaareeb, Ogoosto 10, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada heer Federaal iyo kuwa dowlad-goboleedka Galmudug. Shirkan ayaa looga hadlay xaaladda amni, qorshaha waqtiga dhow ee xoreeynta deegaannada ku jira gacanta Khawaarijta iyo dardar galinta abaabulka...
Read More

Text Widget

Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec sed odio dui. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.

Recent Works

Recent Comments