Muqdisho, May 28, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Turkiga Mudane Reccep Tayyip Erdogan oo ku guuleystay doorasho ka dhacday dalkaas. Madaxweynaha oo tilmaamaya kaalinta lama ilaawaanka ee Madaxweyne Erdogan iyo shacabkiisu ay ku leeyihiin dowlad-dhiska iyo horumarka dalkeenna ayaa u rajeeyay...Read More
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) HESHIISKA HANNAANKA DOORASHOOYINKA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA 27 MAAJO 2023 MUQDISHO-SOOMAALIYA Hordhac Si loo helo doorasho xor iyo xalaal ah oo leh halbeeg caalami ah, waa in la xaqiijiyo xaqa mawaadinka uu u leeyahay in la doorto ama uu wax doorto. Sidaas daraadeed, Soomaaliya waxay hirgelinaysaa hannaan...Read More
Text Widget
Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec sed odio dui. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.
Recent Comments