Madaxtooyada
Xafiiska Madaxweynaha
Madaxweynaha
Agaasimaha Guud
Soomaaliya
Dastuurka
Warbaahin
Bayaannada
Sawirro
Muuqaalo
Khudbadaha
Xariirka
Day
April 11, 2023
11
Apr
MADAXWEYNE XASAN OO AF-FUR WADAREED KU MAAMUUSAY DIBLUMAASIYIINTA KA HOWLGALA DALKA OO UU WEHLIYO XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY
April 11, 2023
Ahmed Abdiwahab
Bayannada
,
Warbaahin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku maamuusay diblumaasiyiinta ka howlgala dalka oo uu wehelinayo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres, afur wadareed ka tarjumaya diinta iyo dhaqanka Soomaaliyeed ee ku tilmaaman martisoorka iyo soodhaweynta. Madaxweynaha ayaa bogaadiyay doorka wanaagsan ee saaxiibda caalamiga ahi ka qaataan dowlad-dhiska Soomaaliya, waxaana uuna...
Read More
11
Apr
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO XOGHAYE ANTÓNIO GUTERRES OO SI WADAJIR AH WARBAAHINTA ULA HADLAY
April 11, 2023
Ahmed Abdiwahab
Bayannada
,
Khudbado
,
Warbaahin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres oo si wadajir ah Warbaahinta ula hadley kaddib kulan miro-dhal ah oo ah ku yeesheen Qasriga Madaxtooyada ayaa soo bandhigay iskaashiga labada dhinac ee dagaalka ka dhanka Khawaarijta, arrimaha Beni-aadannimada iyo la tacaalidda saaneynta isbaddelka cimmilada. Mas’uuliyiinta ayaa...
Read More
11
Apr
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBEY
April 11, 2023
Ahmed Abdiwahab
Bayannada
,
Warbaahin
Muqdisho, Abriil 11, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres oo booqasho taariikhi ah ku yimi dalkeenna. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghaye António Guterres ayaa ka arrinsaday aayaha iskaashiga labada dhinac, qorsheyaasha mudnaanta u leh dowladda Soomaaliya,...
Read More
Text Widget
Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec sed odio dui. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.
Recent Works
Recent Comments
Tag Cloud
Arrimaha Abaaraha
Baarlamaanka
baya
bayaannada
Bayanadda
Bayannada
Ciidanka xoogga dalka
Farmaajo
Galmudug
Golaha Shacabka
Khudbado
Main Page
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Rooble
safarka jabbuuti
Safarka Masar
Safarka Tanzania
Soomaaliya
TurkiSom
Warbaahin
Wasaaraha
Recent Comments