Madaxtooyada
Xafiiska Madaxweynaha
Madaxweynaha
Agaasimaha Guud
Soomaaliya
Dastuurka
Warbaahin
Bayaannada
Sawirro
Muuqaalo
Khudbadaha
Xariirka
Day
March 18, 2023
18
Mar
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DALKA UGANDA TABABAR UGU SOO XIRAYA CUTUBYO KA TIRSAN CIIDAMADA QALABKA SIDA EE SOOMAALIYEED
March 18, 2023
Ahmed Abdiwahab
Bayannada
,
Warbaahin
Kambaala, Maarso 18, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray caawa magaalada Kambaala ee dalkan Uganda, halkaas oo uu tababar ugu soo xirayo cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhaweeyey garoonka caalimaga ah ee Entebbe International Airport ayaa uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka...
Read More
18
Mar
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA KU TIMID XILDHIBAAN MAXAMUUD MAXAMED SEYSEY
March 18, 2023
Ahmed Abdiwahab
Bayannada
,
Warbaahin
Muqdisho, Maarso 18, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Alle ha u naxariistee marxuum Xildhibaan Maxamuud Maxamed Seysey. Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuum Maxamuud Maxamed uu door weyn ka soo qaatay u adeegidda shacabka Soomaaliyeed, madaama uu muddo dheer ka...
Read More
18
Mar
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD DHINACYO BADAN TAABANEYSO KA JEEDIYAY MAGAALADA BEYDHABO
March 18, 2023
Ahmed Abdiwahab
Bayannada
,
Khudbado
,
Warbaahin
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa khudbad uu ka jeediyay magaalada Baydhabo waxa uu kaga hadlay dowlad dhiska, dagaalka looga cirib tirayo Khawaarijta dalka iyo xaalada Laascaanood
Read More
Text Widget
Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec sed odio dui. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.
Recent Works
Recent Comments
Tag Cloud
Arrimaha Abaaraha
Baarlamaanka
baya
bayaannada
Bayanadda
Bayannada
Ciidanka xoogga dalka
Farmaajo
Galmudug
Golaha Shacabka
Khudbado
Main Page
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Rooble
safarka jabbuuti
Safarka Masar
Safarka Tanzania
Soomaaliya
TurkiSom
Warbaahin
Wasaaraha
Recent Comments