Day

June 9, 2022
Assalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh. Mudanayaal iyo Marwooyin, Guddoonka labada Aqal, Ra’isulwasaaraha iyo xukumadda xilgaarsiinta, Mudanayaasha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya Madaxda iyo wakiillada dalalka aan walaalaha iyo saxiibbada nahay ee kasoo qeybgalay munaasabadan, Madaxweynayaashii iyo R/wasaarayaashii hore ee dalka Mahad oo dhan waxay u sugnaatay Rabbi SWT, kaddibna waxaan u mahadcelinayaa wakiillada shacabka Soomaaliyeed ee...
Read More
Muqdisho, Juunyo 09, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabaddii caleema saarkiisa ayaa soo bandhigay qaar ka mid ah qodobada aas aasiga u ah dowladdiisa, sida xasillinta dalka, horumarinta nidaamka federalka, xoojinta xiriirka wada shaqeyn ee u dhexeeya dowladda Federalka iyo dowlad goboleedyada iyo sare u qaadidda iskaashiga...
Read More

Text Widget

Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec sed odio dui. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.

Recent Works

Recent Comments