Madaxtooyada
Xafiiska Madaxweynaha
Madaxweynaha
Agaasimaha Guud
Soomaaliya
Dastuurka
Warbaahin
Bayaannada
Sawirro
Muuqaalo
Khudbadaha
Xariirka
Day
May 1, 2022
01
May
MADAXWEYNE FARMAAJO OO DHAMBAAL HAMBALYO AH U DIRAY SHAQAALAHA SOOMAALIYEED
May 1, 2022
Hamdi Hassan
Uncategorized
Muqdisho, May 01, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxaa uu dhambaal hambalyo ah u diray dhammaan Shaqaale Weynaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda. Madaxweynaha ayaa xusay doorka taariikhiga ah ee shaqaalaha Soomaaliyeed ay ku leeyihiin sooyaalka dalkeenna, iyaga oo saldhig u ahaa halgankii xurnimo...
Read More
01
May
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA
May 1, 2022
Hamdi Hassan
Uncategorized
Muqdisho, Abriil 30, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan soo dhoweyn ah kula qaatay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ugu hambalyeeyay Guddoomiyaha iyo dhammaan Guddoonka kale ee Golaha, gudagalka waajibaadkooda dastuuriga ah ee ku aaddan hoggaaminta...
Read More
01
May
MADAXWEYNE FARMAAJO OO U HAMBALYEEYEY GUDDOOMIYAHA CUSUB EE GOLAHA SHACABKA
May 1, 2022
Hamdi Hassan
Uncategorized
Muqdisho, Abriil 28, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo loo doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo tilmaamay muhiimadda ay dalka u leedahay dhammaystirka doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ayaa bogaadiyey hannaanka dimuqraadiyadeed ee geeddi socodka siyaasadda dalka...
Read More
01
May
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA JANARAAL JAAMAC MAXAMED QAALIB
May 1, 2022
Hamdi Hassan
Uncategorized
Muqdisho, Abriil 26, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib oo ku geeriyooday Dalka Jabuuti. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay in Marxuumku uu muddo dheer u soo adeegayey Qaranka Soomaaliyeed,...
Read More
01
May
MADAXWEYNE FARMAAJO “HAWLGALKA ATMIS WUXUU KU SHAQEYNAYAA HABRAACA AMNIGA DOORASHOOYINKA EE AY KU HESHIIYEEN MADASHA WADATASHIGA QARANKA”
May 1, 2022
Hamdi Hassan
Uncategorized
Muqdisho, Abriil 26, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo markuu arkay dhacdooyinkii u dambeeyay ee la xiriiray arrimaha doorashooyinka iyo baahida loo qabo dhammeystirka doorashada Guddoonka Golaha Shacabka, wuxuu Madaxweynuhu adkeynayaa qodobbadan; 1. Sida ku cad habraacyadii ay ku heshiiyeen Madasha Wadatashiga Qaran, Guddiga Amniga Doorashada oo uu Guddoomiye u yahay Taliyaha...
Read More
01
May
MADAXWEYNE FARMAAJO OO U HAMBALYEEYEY GUDDOONKA CUSUB EE GOLAHA AQALKA SARE
May 1, 2022
Hamdi Hassan
Uncategorized
Muqdisho, Abriil 26, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo dib loogu doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Guddoomiye Ku-xigeenka...
Read More
01
May
MADAXWEYNE FARMAAJO OO CAMBAAREEYEY QARAXII ISMIIDAAMINTA AHAA EE KA DHACAY XEEBTA LIIDO
May 1, 2022
Hamdi Hassan
Uncategorized
Muqdisho, Abriil 22, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si kulul u cambaareeyey weerarkii argagixiso ee lagu qaaday masuuliyiin iyo muwaadiniin kale oo ka afurayey Xeebta Liido, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka iyo qaraabada dhammaan muwaadiniintii ku geeriyooday weerarkaa arxandarrada ah. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in iyada oo lagu guda...
Read More
01
May
MADAXWEYNE FARMAAJO OO WAREEGTO KASOO SAARAY DOORASHOOYINKA ISBARBAR SOCA EE GARBAHAAREEY IYO CEELWAAQ
May 1, 2022
Hamdi Hassan
Uncategorized
Muqdisho, 22ka Abriil 2022: Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in doorashooyinka isbarbar socda ee Garbahaareey iyo Ceelwaaq ay yihiin kuwa sharci darro ah oo baal marsan Sharciga Jihaynta Doorashooyinka Dadban ee ay ansixiyeen Labada Aqal ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Wareegtadan oo lagu socodsiiyay Madasha Wadatashiga Qaran iyo Guddoomiyaha Kumeel Gaarka ah...
Read More
01
May
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA ABWAAN BEDDEL JAAMAC XIRSI
May 1, 2022
Hamdi Hassan
Uncategorized
Muqdisho, Abriil 18, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee, Abwaan Beddel Jaamac Xirsi oo dil xaqdarro ah loogu gaystay magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa xusay in Marxuum Beddel Jaamac Xirsi uu ahaa...
Read More
01
May
MADAXWEYNE FARMAAJO OO LA KULMAY GUDDOOMIYEYAASHA KUMEEL GAARKA AH EE LABADA AQAL
May 1, 2022
Hamdi Hassan
Uncategorized
Muqdisho, Abriil 16, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Guddoomiyeyaasha kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisalaan Xaaji Axmed (Dhabancad) iyo Golaha Aqalka Sare Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) ayaa ugu hambalyeeyay masuuliyadda qaran ee loo igmaday. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee...
Read More
1
2
Text Widget
Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec sed odio dui. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.
Recent Works
Recent Comments
Tag Cloud
Arrimaha Abaaraha
Baarlamaanka
baya
bayaannada
Bayanadda
Bayannada
Ciidanka xoogga dalka
Farmaajo
Galmudug
Golaha Shacabka
Khudbado
Main Page
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Rooble
safarka jabbuuti
Safarka Masar
Safarka Tanzania
Soomaaliya
TurkiSom
Warbaahin
Wasaaraha
Recent Comments