Muqdisho, Febraayo 13, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Maareeye Ku-xigeenkii Tiyaatarka Qaranka Marxuum Cabdikariim Faarax Qaarey (Jiir) oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa xusay in Marxuum Cabdikariim Faarax...Read More
Text Widget
Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec sed odio dui. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.
Recent Comments