Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Waxaan u mahadnaqayaa Alle Subxaana Wa tacaalaa oo maanta na gaarsiiyay guushan taariikhiga ah iyo miradhalka halgankii dheeraa ee dadka iyo Dowladda Soomaaliyeed ay u galeen xaqiijinta kiiska sharci ee lagaga hortegayay damaca hoggaanka Kenya ay ku doonayeen in ay ku sheegtaan qayb ka mid ah Badda Soomaaliyeed. Waxuu ahaa halgan caddaaladeed...Read More
Muqdisho, Oktoobar 12, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda salaanta calanka si loo weyneeyo Maalinta asaaska Calanka ee 12-ka Oktoobar, ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka. Madaxweynaha oo dhammaan shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan maalinta qiimaha badan ee Calanka ayaa...Read More
Text Widget
Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec sed odio dui. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.
Recent Comments