Muqdisho, May 10, 2021; Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta ee Madaxtooyada Qaranka Soomaaliyeed ayaa lacago loogu talagalay in lagu ciid-siiyo caruurta Agoonta ah ee ay ka tageen Suxufiyiintii ku geeriyooday Muqdisho laga soo billaabo sanadkii 2007-dii u qeybiyay ku dhawaad 30 qoys. Madaxa xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Mudane Cabdirisaaq Jaamac Cilmi Black, oo guddi matalayay Warbaahinta...Read More
Muqdisho, May 10, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanya leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen saraakiishii, saraakiil xigeenkii, askartii iyo muwaadiniintii kale ee ku geeriyooday qaraxii caawa ka dhacay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay isku duubni iyo wadajir,...Read More
Text Widget
Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec sed odio dui. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.
Recent Comments