Madaxtooyada
Xafiiska Madaxweynaha
Madaxweynaha
Agaasimaha Guud
Soomaaliya
Dastuurka
Warbaahin
Bayaannada
Sawirro
Muuqaalo
Khudbadaha
Xariirka
Day
April 12, 2021
12
Apr
Dhambaalka Madaxweynaha ee Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan
April 12, 2021
Hamdi Hassan
Uncategorized
Bismillaaahi Al-raxmaani Alraxiim Asalaamu Caleykum Waraxmatuullaahi Wa barakaatu Munaasibadda bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa dadkeenna Soomaaliyeed iyo dhammaan muslimiinta adduunka oo idil. Bilashada bishan barakeysan ee Ramadaan waxa ay xambaarsan tahay khayr badan. Waa bishii kheyrka, waa bishii towbadda, cafiska, waa bisha uu ku jiray habeenka kheyrka badan ee...
Read More
12
Apr
Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyey Qaraarka Golaha Shacabka ee awoodda dib loogu soo celiyo Shacabka Soomaaliyeed
April 12, 2021
Hamdi Hassan
Uncategorized
Muqdisho, Abriil 12, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ka soo saareen jiheynta doorashooyinka heer Federaal, kaddib markii qaar ka mid ah Dowlad Goboleedyadu ay curyaamiyeen Heshiiskii 17-ka Sebteembar ee Doorashooyinka dalka oo 26kii Sebteembar 2020 uu ansixiyey Baarlaamnka...
Read More
12
Apr
FARRIINTA MADAXWEYNAHA EE CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED
April 12, 2021
Hamdi Hassan
Uncategorized
Read More
Text Widget
Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec sed odio dui. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.
Recent Works
Recent Comments
Tag Cloud
Arrimaha Abaaraha
Baarlamaanka
baya
bayaannada
Bayanadda
Bayannada
Ciidanka xoogga dalka
Farmaajo
Galmudug
Golaha Shacabka
Khudbado
Main Page
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Rooble
safarka jabbuuti
Safarka Masar
Safarka Tanzania
Soomaaliya
TurkiSom
Warbaahin
Wasaaraha
Recent Comments