Day

December 6, 2020
Muqdisho, Diseembar 06, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Meertada 14-aad ee aan caadiga ahayn ee Midowga Afrika ayaa ka warbixiyey qorsheyaasha hirgalay ee dowladdu ay ka qabatay dib u dhiska Ciidamada, dhab u heshiisiinta, adkeynta daris wanaagga iyo xasilloonida Gobolka. Madaxweynaha oo shirkan kaga qeyb galay isgaarsiinta...
Read More
Marka kowaad, waxaan u hambalyeynayaa ardayda nasiibka u yeeshay inay ka mid noqdaan dufcaddii labaad ee ka qalin jabisa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, tan iyo markii dib loo howl galiyay Jaamacadda, sida oo kale na ah dufcadii 21-aad ee ka qalin beddelata Jaamacadda tan iyo markii la aasaasay. Marka labaad, aniga oo fursad uga faa’iideysanaya waxa...
Read More
Muqdisho, Diseembar 06, 2020: Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku bogaadiyay dadaalka ballaaran ee ay gelisay arrimaha doorashada iyo fulinta doorkii Dowladda Federaalka Soomaaliya kaga aaddanaa heshiiskii ay gaareen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada dalka kaasi oo ay si wadajir ah u ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare...
Read More

Text Widget

Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec sed odio dui. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.

Recent Works

Recent Comments