Day

October 2, 2020
Muqdisho, 1 October 2020 Guddiga Maamulka Doorashada Dadban ee 2020/21 ee Heer Dowladaha Xubnaha ka ah DF (GMDHDX) Mabaadii’da Golaha Wadatashiga Qaranka isaga oo ka duulaya heshiiskii siyaasadeed ee soo baxay September 17th, 2020 qodobkiisa 1aad oo sheegaya Magacabista Guddiyo labo heer ah, ansixiyeenna labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya September 26, 2020, waxaa habraacaan...
Read More
Muqdisho, 1 October 2020 Guddiga Hirgalinta Doorashada 2020/21 ee Heer Federal (GHDHF) Mabaadii’da Doorashada 2020/2021 Golaha Wadatashiga Qaranka, iyaga oo fulinaya heshiiskii siyaasadeed ee soo baxay September 17, 2020, qodobkiisa 1aad oo dhigaya Magacabista Guddiyo labo heer ah, ansixiyeenna Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, September 26, 2020, waxay habraacaan ku qeexayaan guddiyo labo heer...
Read More
Muqdisho, 1 October 2020 Guddiga Xallinta Khilaafaadka ee Doorashada dadban ee 2020/2021 Hannaanka Madaxabanaan ee Xallinta Khilaafaadka Doorashada 2020/2021 Mabaadi’da Guud ee Hannanka Xallinta Khilaafka ee Doorashada 2020/21 Golaha Wadatashiga Qaranka waxay go’aamiyeen in Doorashada 2020/21 loo sameeyo hannaan madax-bannaan oo lagu xalliyo khilaafaadka ka dhasha doorashada, kaas oo ku saleysan dhaqanka Soomaaliyeed iyo mabaadii’da...
Read More

Text Widget

Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec sed odio dui. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.

Recent Works

Recent Comments