Madaxtooyada
Xafiiska Madaxweynaha
Madaxweynaha
Agaasimaha Guud
Soomaaliya
Dastuurka
Warbaahin
Bayaannada
Sawirro
Muuqaalo
Khudbadaha
Xariirka
Day
September 17, 2020
17
Sep
Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Wasiirka Koowaad ee Dalka
September 17, 2020
Hassan Yare
Uncategorized
Muqdisho, Sebteembar 17, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si waafaqsan qodobka 90-aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah waxa uu magacaabay Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaddib markii Golaha Shacabku ay kala laabteen kalsoonida Xukuumaddii hore 25-kii bishan Luuliyo 2020. Madaxweynaha oo la-tashiyo badan ka sameeyey ayaa maanta oo ay taariikhdu...
Read More
17
Sep
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo soo xiray Shirka Doorashooyinka iyo Dhammeystirka Heshiisyadii Samareeb 1-3
September 17, 2020
Hassan Yare
Uncategorized
Muqdisho, 17 Sebteembar, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirkii Doorashooyinka dalka ayaa uga mahadceliyey Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha XFS, Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir mudnaanta ay siiyeen in la sii amba-qaado dhammeystirka Heshiiska Doorashooyinka. Dhankooda, Madaxda Shirka qeybta ka ahayd ayaa ku bogaadiyey Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi...
Read More
17
Sep
War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Doorashooyinka
September 17, 2020
Hassan Yare
Uncategorized
Shirka Wadatashiga Doorashooyinka iyo Dhammeystirka Heshiisyadii Samareeb 1-3 Muqdisho, Sebteembar 17, 2020 WAR-MURTIYEED Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayna ka qayb-galeen Ku-simaha Raysul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha...
Read More
Text Widget
Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec sed odio dui. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.
Recent Works
Recent Comments
Tag Cloud
Arrimaha Abaaraha
Baarlamaanka
baya
bayaannada
Bayanadda
Bayannada
Ciidanka xoogga dalka
Farmaajo
Galmudug
Golaha Shacabka
Khudbado
Main Page
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Rooble
safarka jabbuuti
Safarka Masar
Safarka Tanzania
Soomaaliya
TurkiSom
Warbaahin
Wasaaraha
Recent Comments