Day

November 12, 2019
Mudane Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Marwada Kowaad Haybadlayaasha Boqortooyooyinka Madaxda Dalalka iyo Dowladaha Martida sharafta leh Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxaa sharaf weyn ii ah inaan idiinka khudbaynayo munaasabaddan muhiimka ah ee 25-guurada Shirka Caalamiga ah ee Dadweynaha iyo Horumarka oo ka dhacaya Nayroobi. Waad ku mahadsantahay Madaxweyne Uhuru soo dhaweyntaada diirran iyo martisoorkaaga aad u...
Read More
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Caalamiga ah ee Horumarka iyo Dadweynaha oo ka furmay magaalada Nayroobi ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dadaal muuqda gelisay awoodsiinta dhallinyarada iyo in ay kaalin hoggaamineed ka qaataan dalka. Madaxweynaha ayaa la wadaagay madaxda, masuuliyiinta iyo ka qeyb galayaasha shirkan dhibaatooyinka...
Read More

Text Widget

Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec sed odio dui. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.

Recent Works

Recent Comments