Warar

Madaxweyne Farmaajo “Waan ka daba tageynaa, waana ka guuleysanaynaa argagixisada”
Muqdisho, 08 June 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay weerarkii bahalnimada ahaa ee ay kooxda argagaixisada ah...
 Jun 08, 2017 Sii Akhri

Opening Statement of President of President Mohamed Abdullahi Mohamed “Farmaajo” May 11th, 2017 London, UK
Your Excellency, The Right Honourable Theresa May, the Prime Minister of the United Kingdom,His Excellency, Antonio Guterres, the Secretary General of the United Nations His Excellency, Moussa...
 May 11, 2017 Sii Akhri

Somalia and Turkey sign key development agreements on areas of security, economy and investment
The President of the Federal Republic of Somalia, HE Mohamed Abdullahi Farmaajo held various talks on bilateral relations with the President of Turkey HE RecepTayyip Erdogan.  The two heads of...
 Apr 27, 2017 Sii Akhri

Kulanka Wadatashiga Madaxda Qaran iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada
Madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Dowlado Goboleedyada ayaa kulan wadatashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay Abriil 15-16, 2017. Waxaa kulanka shir guddoominayey Madaxweynaha...
 Apr 17, 2017 Sii Akhri

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Ku Dhawaaqay in Dalku Galay Xaalad Dagaal, Shacabkana Ugu Baaqay in ay Ciidanka Garab Istaagaan.
Muqdisho, 6 Abriil, 2017- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay inuu dalku galay xaalad dagaal, wuxuuna shacabka Soomaaliyeed ugu...
 Apr 06, 2017 Sii Akhri

Waa Inaan Mideynaa Dadaalkeenna Si Looga Gudbo Caqabadaha Horyaalla Dunida Carabta
Cammaan (29 Maarso, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 28aad ee Jaamacadda Carrabta, ayaa la wadaagay...
 Mar 29, 2017 Sii Akhri

Madaxda Dowladaha IGAD oo Ku Heshiiyay in Si Wadajir ah Xal Waara Loogu Helo Qaxootiga Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda dalalka Urur Goboleedka IGAD ayaa isugu yimid shir gaar ah oo looga arrinsanayay sidii xal waara loogu...
 Mar 25, 2017 Sii Akhri

Madaxweynaha oo uga Mahadceliyay Golaha Shacabka Kalsoonidii ay Siiyeen Ra’iisul Wasaare Khayre.
Muqdisho, 01, Maarso, 2017- Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa soo dhaweeyay go’aankii taariikhiga ahaa ee ay xubnaha...
 Mar 01, 2017 Sii Akhri