Shir Jaraaiid Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud iyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta

Feb 05, 2017

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Uhuru Kenyatta ayaa shir jaraaiid si wadajir ah ugu qabtey Xarunta Madaxtooyada Kenya ee Nairobi, kadib wadahadalo laba maalmood socdey oo ay yeesheen.