KHUDBADDA MADAXWEYNAHA FURITAANKA GAROONKA DIYAARADAHA BOOSAASO

Feb 02, 2017

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galey furitaanka Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Boosaaso.