Khudbadda Madaxweynaha ee Madasha HLPF Istanbul

Jan 02, 2017  Villa Somalia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeedinaya Madasha Sare ee Soomaaliya iyo dalalka iskaashiga la leh oo ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Jamhuuriyadda Turkiga.