SOMALI PRESIDENT CHAIRING EAST AFRICA BRIGADE SUMMIT IN ADDIS

Jan 01, 2017  Villa Somalia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyay Shir Madaxeedka waddamada xubnaha ka ah Taliska Ciidammada Heeganka ee Bariga Afrika. Shirkan waxaa looga hadlayey xasaradda ka aloosan Burundi.