KHUDBADDA MADAXWEYNAHA EE BOOSAASO

Jan 05, 2017

  Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ugu hambaleyeeyay shacabka iyo madaxda maamulka Puntland, sannad guuradii 2-aad ee ka soo wareegtay markii hoggaanka maamulkaasi uu qabtey Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.